Qeexid

"Is macnayn."

Qeexid Xigta

Qof aan dhegeysanin iska yeelid. ld qaafee.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaafi oo kali ah:
  • Maxaase ku dhaliya inuu gabyaagu tibix ka doorto 22ka tibxood ee maansada lagu qaafiyadeeyo?
  • Dunidan jaqaafisay iyo ilbaxnimadan xarka-goyska ah ay maalin walba kusii fogaanayso, ruuxii Ereyga Qoran hanta keliya ayaa runtii la qabsan kara oo inuun la jaanqaadi kara gedgeddoonkeeda iyo caji’aabka ay waagii beryaba la waabariisanayso.