Qeexid

"Wax la ekeysiin, wax lagu shubi karo ama lagu ridi karo ama la saari karo."

Qeexid Kale

Cudur cid ku ridid. 4. Nafley meel marin.

Qeexid Xigta

Xoog ama tabcid wax ku oggoleysiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaadsii oo kali ah:
  • Dadkaa waxa ku jira kuwo sida cudurro lays qaadsiin karo, sidaas darteed waa in si foojigan dareen loogu yeeshaa halistaas.
  • Fikirka noocan ah waxa la qaadsiin karaa ilmaha.