Qeexid

Wax diidid.

Qeexid Kale

Dhagax lagu huufayo dhagax kale ku dhufasho.

Qeexid Xigta

Xiriir goyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaaddac oo kali ah:
  • Doorashadii ka dhacday Kenya sanadkii hore ayaa waxa ku guuleystay Uhuru Kenyatta oo mar kale xafiiskaasi hoggaamin doona, hayeeshee mucaaradka Kenya ayaa doorashadaasi qaaddacay, sheegeyna in wax la is daba mariyay, iyaguna ay yihiin kuwa guuleystay.
  • Ilaa iyo hadda ma jiro urur si cad u qaaddacay doorashooyinka.