Qeexid

"Uumi daruur la moodo oo wax gubanaayo ka soo baxa oo hawada ku baaho. ld qiic1, qiiq1 (2), qiiqaab1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaac oo kali ah:
  • "Dalka waxaa dhibaartada ka wada waa kooxda Al-shabaab oo ku xiran Al-Qaacida, dowladana waxaa saaran waajib ah inay amaanka dalka soo celiso, kuwa ay ku faanayso dowlada ee laga doonayo inay amaanka soo celiyaana waa idinka" ayuu yiri Madaxweyne Sh.
  • Iyo Al-Qaacida Maxay Ka Midaysan Yihiin?