Qeexid
(-layaal ..., m.l/dh) (baay.) Qaabile, kaas oo baadha jiritaanka kiimikooyin gaar ah. Noolayaashaas unug badanleydo ah waxay u tebiyaan wararka dareemaha dareen wadayaasha. Tusaale ahaan waxa ka mid ah ruqur dhadhannada.

magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: (-mayaal, m.l/dh) (baay.) Qaabile, kaas oo baadha jiritaanka kiimikooyin gaar ah. Noolayaashaas unug badanleydo ah waxay u tebiyaan wararka dareemaha dareen wadayaasha. Tusaale ahaan waxa ka mid ah ruqur dhadhannada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (kiim.) Isbeddelka ku dhaca walax; kaas oo la xiriira dhinaca dhismaha kiimikaad; kuna yimaada atammada molikuyuulka oo kordha, yaraada ama dib-u-habayn sameeya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Cilmiga laga barto walxuhu waxa ay ka sameysan yihiin iyo isbeddellada mid kasta ku imanaya nooca uu yahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (kiim.) Burburka ku dhaca dhadhaabaha ee ka dhasha falgalka kiimikaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Kulan laba qof ama ka badan dhex mara.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax qaab u yeelid.
Qeexid Xigta: Caano qaab ku darid. ld qaab2, qaaban1 (1).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Garoorinta la garooriyo caano la doonayo in la lulo.
Qeexid Xigta: Q. ah: caana garoor ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld qaabin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg qaabi. ld qaabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: Cid la kulmid.
Qeexid Xigta: Cid la shirid, cid soo dhoweyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Docda wejiga ah oo soo jeedda.
Qeexid Xigta: Cid ka hor imaad, soo dhoweys.
Qeexid Kale: Q.kayga: hortayda, tooskayga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Maalinta uu dirirku la fadhiyo dayaxa oo dadku aaminsan yihiin in ay tahay maalin cawo leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg qaabbil2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: ld qaabi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hannaanka wax leeyahay.
Qeexid Xigta: Hab.
Qeexid Kale: Caano garoor ah. 4. Caano yar oo garoor ah oo caanaha dhayda ah lagu daro si ay durba garoor u noqdaan; salsal; khamiir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof wax u qaybsan ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax, wax kale ku aaddan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Wax, wax kale ka horgeyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qaabbilsii.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: Wax qaab loo yeelay noqosho.
Qeexid Xigta: Wax fadhi badan ku curqay noqosho. ld qaabi (1).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax qaab loo yeelay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]