Qeexid

"Docda wejiga ah oo soo jeedda."

Qeexid Kale

Q.kayga: hortayda, tooskayga.

Qeexid Xigta

Cid ka hor imaad, soo dhoweys.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaabbil oo kali ah:
  • Kooxda International Contact Group, ee Soomaaliya qaabbilsan waxaa kale oo ay ku baaqday in Qarammada Midoobay ay gacan ka geysato sidii ciidanka Afrikaanka loo xoojin lahaa.
  • Kitaabkoodii in badan oo ka mid ah way beddeleen siiba intii ka warramaysay Nabiga SCW iyo sifooyinkiisa, waxayna Rasuulka SCW la qaabbileen colaad iyo xumaan.