Qeexid

"ld qorrax."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga orrax oo kali ah:
  • Qorax Madoobaad Maanta laga Dareemay Qeybo badan oo dunida ka mid ah Qorrax-Madoobaadkan ayaa har ku sameeyay qayb ka mid ah Cadceedda oo ay arkayeen dadweynaha Somaliland, taas oo sababtay in qayb ka mid ah qarsoomo Cadceedda iftiinkeedu.
  • Burkaammo qawdhamaya oo carrabkooda guduudan, ee maddanaha ka guduudani, cirka soo leefayaan ayaa kor isu gana iyagoo hugunka cirka kaga yimi ugu jawaabaya: Dhulku wuxuu kaloo fallaaraha qorraxda u kala qaybiyaa carrada saxaaraha lama-degaanka ah.