Qeexid

"Socdaal dheer oo herinta meel fog u ugaarsi tageyso, iyadoo awr raranaysa sahayna qaadanaysa, oo maqnaanaysa bil ama laba."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga oroob oo kali ah:
  • Jaaliyadda Soomaaliyeed ee qaxootiga ku ah dalakaas, ayaa waxay hadda la amakaagsanyihiin sida ay reer Koofur Afrika durbaba u halmaameen xanuunkii uu soo mariyay dilkii, cadaadiskii iyo ilhaanadii uu 1990 ka hor ku hayay midabtakookii ay ka xoroobeen.
  • Bulshadii uu cadaadiyey, afkoodana tolay, markii ay ka gadoodday shaqo la’aanta iyo musuqmaasuqa isa soo taraya ayuu atooroobay Bin Caligu.