Qeexid

Wax inuu ordo ku kellifid. ld ordisii.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga orodsii oo kali ah:
  • Jawaabtii wiilka, sida uu maamuluhu inna yiri, way ka orodsiisay maamulaha, oo cagaha ayuu wax ka dayey.
  • Jawaabtii wiilka, sida uu maamuluhu inna yiri, way ka orodsiisay maamulaha, oo cagaha ayuu wax ka dayey.