Qeexid

"Lugaha oo si degdeg ah oo socodka ka dhaqso badan kana fudud loo qaado; roor."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga orod oo kali ah:
  • L.A” Somaliland Athletic Federation, ee magaalada Berbera, munaasibadan oo ahayd mid lagu xusayey maalinta 26-ka June, ayaa waxaa la qabtay orodo noocyo kala duwan leh, kuwaas oo ka koobnaa 800m, 1500m iyo waliba jawaan ku boodka.
  • Orodyahanka dalka Ingiriiska Maxamed Faarax oo loo yaqaan "Mo Farah" oo asaguna ka hadlay kulankan ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu matalo dalka Ingiriiska balse uu uga farxad badnaan lahaa isaga oo gashan funaanadda buluuga ah.