Qeexid

"(-iyo, m.dh) Laboodka aricadka."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga orgi oo kali ah:
  • Waxaan ku dhashay magaalada Adis-ababa, waxaana ku dhashay guri yar oo uu Talyaanigu dhisay oo ku yaal xaafadda Goorgis.
  • Faysal hilibkii orgiga waxaa uga macaanaa ereyada ku duxay maskaxdiisa ee adeerkii sida xilkasnimada ah ugu bayaamiyey.