Qeexid

"eeg orgee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga orgeyn oo kali ah:
  • Ololahaasi oo la horgeynayo Safaaraddaha reer Galbeedka gaar ahaan tan Mareykanka uu ku leeyahay Nairobi iyo Safaaradda Talyaaniga ayaa waxaa qorshahaasi hormuud ka ah Safiirka Dowladda Soomaaliya ee Kenya Amp.
  • Ciidamada Booliiska ayaa waxay qabqabteen dad badan oo Somali ah, kuwaasoo ay sheegeen inay horgeyn doonaan Maxkamad, iyadoo saraakiisha Booliisku ay xuseen inay ogaadeen in Somalidu ay si sharci-darro ah ku joogaan dalkaas.