Qeexid

"Orgi ri' tallaabid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga orgee oo kali ah:
  • Baarlamaanka Somalia ayaan dhanka kale la garanayn sida uu uga jawaabi doono magacaabida Madaxweynuhu uu maanta sameyay, iyadoo lagu wado in Barlamaanka la horgeeyo ra'iisul wasaaraha cusub.
  • Maxaabiistan oo u badan rag dhalinyaro ah, ilaa hadda ma jirto maxkamadda sharci ah oo la horgeeyey, isla markaana lagama warhayo muddada uu xadhigoodu qaadan doono.