Qeexid

"hadal xigmad xambaarsan oo munaasabad ama waqti gaar ah loo adeegsado."

Qeexid Kale

Hadal. ld oroh.

Qeexid Xigta

Ereyo la isu geeyey oo macna la fahmo sameeya.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga oraah oo kali ah:
  • Waan hubnaa in la xaqiiqeeyo oraahdaas in ay hawl badani ka horrayso.
  • Shariif ayaa sheegay inuu yahay mid siyaasadeed, isagoo xusay in oraahdu ay macaan tahay marka la maqlo balse aanu ficil la socon.