Qeexid

"(orar, m.l) Cod wada jir ah oo dad meel fog jooga ka yeera."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga or oo kali ah:
  • 'Runtii Puntland waxay ku talaabsatay nabadgalyo, waxaana u dirayaa madaxdeeda iyo shacabka salaan diiran; waxaana goobaha ay dagaalada ka jiraan ugu baaqayaa in lagu daydo Puntlad iyo goobaha kale ee ay nabada ka jirto'' ayuu yiri Boqore.
  • Waxaa weli sii kordhaya cabsida laga qabo in dagaal saf-balaaran ka qarxo magaalada Muqdisho oo awalba hoy u ahayd dagaalo is daba-joog ah tan iyo burburkii Qaranimadii iyo Dowladnimadii Soomaaliyeed ee sanadka 1991kii.