Qeexid

"(-yay, -yday; -yi) Oohin sameyn. ld booy."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ooy oo kali ah:
  • "Dadka dhintay waxay u badnaayeen haween iyo caruur, kuwaasoo ku sugnaa goobo ku dhow halka uu qaraxa booyada ka dhacay, runtii dabku wuxuu ahaa mid mucjiso ah" ayuu yiri Xasan Nuur Xasan oo saxafiyiin kula hadlay halka ay masiibadu ka dhacday.
  • Wararka): Shirkadda diyaaradaha ee la yidhaahdo US-Airways ee dalka Maraykanka ayaa dhowaan shaaca ka qaaday inuu hoos u dhac ku yimi dakhligeedu laga soo bilaabo tan iyo markii ay dhacday duqayntii magaalooyinka New york iyo Washington ee kal hore.