Qeexid

"(daaw.) Cudur dhegaha xoolaha dushooda sare ku dhaca oo qolfo iyo finan u yeela."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ooro oo kali ah:
  • Aragtiyahaasi, midi waxay qabtaan in hore loogu socdo dooroshooyin xor ah, ta kalena waxay leedahay weli looma bislaan ee hala qabto Shirweyne Beelaha oo dhammi isugu yimaadaana.
  • Tan saddexaad ma ahan nin hufnaan leh waxaadna ka garn kartaan hab dhaqankiisa loogu yeedho Mukhalas oo ah nin fiisooyinka iibiya ama baasabooro been abuur ah iyo dhaqan qofka xishooda aanu ku kici karin ama loo nisbeeyo damiir xumo.