Qeexid

"Hanti ganaax ahaan looga qaado nin mehersaday gabadh nin kale u dooneyd."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ooriyo oo kali ah:
  • Sida uu Quraankeenna Kariimka ahi noo sheeegay; Alle ma dooriyo qoom aan isagu is doorinnin.
  • Careys Ciise Af-maal nimada ka sakow wuxuu ahaa nin Wadani ah oo mar kasta jecel bulshaweynta Soomaaliyeed in uu waajibka saaran ee Qaranimo ku booriyo, ugana digo wax kasta oo uu isleeyahay waa qalad.