Qeexid

"(-iyo, m.l) Haweeney la qabo; afo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga oori oo kali ah:
  • Ooridiisii waynayd inkasta oo ay ka masayrtay guurkiisa cusub, haddana hinaasaheedu ma gaadhin heer ay ku dalbato furniin.
  • “Dhakhaatiirtu, waxay ku shaqayn jireen Tabaruc, waxayna la kulmeen duruufo kala gedisan, markaa waxaan idinku boorinayaa in aad dedaashaan, waayo waxaad haysaan dad liita oo maato ah,” ayuu yidhi Daahir Riyaale.