Qeexid

"Baahi biyo la cabbo loo qabo; harraad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga oon oo kali ah:
  • "Labada dhinac waxaan ugu baaqaa inay tixgeliyaan heshiiskii ay gaareen, gaar ahaan in dalka Somalia lagu soo rogo nabad iyo xasilooni, sidoo kalena la fududeeyo gargaarka aadamnimo" ayuu warbixintiisa ku yiri xoghayaha guud ee UN-ka.
  • Labada qodob ee la soo gudbiyay ayaa kala ahaa in xildhibanadu sii wadaan la xisabtanka dowlada iyo in ay in xukuumadu cod kalsooni ah loo qaado.