Qeexid

"eeg oomi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga oomin oo kali ah:
  • Afhayeenka baarlamaanka Shariif Xasan, oo guddoominayay kulanka, ayaa sheegay inuu xiran yahay, isagoo yiri: "Haddaad buuqa joojin waydeen kulanka waa noo xiran yahay, naguna kala wada".
  • Kulanka oo uu shir-guddoominayay Ra'iisul wasaare ku xigeenka DF ahna wasiirka waxbarashada iyo barbaarinta Caydiid C/llaahi Ilko-xanaf, ayaa lagu dhageystay warbixinno ay soo jeediyeen xubnihii ka qaybgalay shirkii Jabuuti.