Qeexid

"Kul badan."

Qeexid Xigta

Ur ka dhasha cunto gubatay biyo la'aan awgeed.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga oomaar oo kali ah:
  • Baraawe Ee Hargeysa Hargeysa (Haatuf): Aqoon Is-weydaarsi ku saabsan Luuqadaha Carabiga iyo Ingiriisiga ka ku fiican Waxbarashada Maadiga ah, ayaa maalintii shalay ku dhexmaray 16-arday oo ka kala socotay dugsiyada Faarax Oomaar iyo Sh.
  • "Dhibaatada keliya ee jirta waa dagaalo ay kooxo nabada diidan sii wadaan, kuwaasoo beegsanaya ciidamada Midowga Afrika ee Muqdisho ku sugan; waxaana dadaal u galaynaa inaan kuwaas la hadalno" ayuu yiri Oomaar oo ku sugan dalka Jabuuti.