Qeexid

"Meel muddo badan la degganaa; yaallin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga oollin oo kali ah:
  • Laakiin hadii aynuba dawladda u raacno sidii ay ku andacootay kal hore, waxay markaa iswaydiintu noqonaysaa, hadii aanay xiligaa waxba dhulka inaga oollin maxaa sannad ka dib dhulka wax inaga dhigay?
  • Malqabadda kuwii dafi jiriyo macawis duugowday Markii jirri marqaan waalay iyo Murux la raacdeeyay Marinadii ay tuugadu xirtee looga kala maagay Sow dariiqyadii lama marmaro mirir bir loon oollin?