Qeexid

"/dh Degaan; reer meel wada yaal."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ool oo kali ah:
  • Degmooyinka Kaaraan, Yaaqshiid, C/casiis, Boondheere iyo Shibbis ayaa waxaa ka qaxayay todobaadkan gudihiisa boqolaal qof oo ka baxsanaya dagaalada ku dhexmaraya kooxaha awooda ku loolamaya degmooyinkii ay ku noolaayeen.
  • Weeraryahanka Thiery Henry ayaa goolka koowaad u saxeexay Gunners-ka daqiiqadii 5aad ee ciyaarta, ka hor intii aanay Gilberto Silva iyo Sylvain Wiltord dhallin laba gool daqiiqadihii 13aad iyo 22aad, waxaanay qaybtii hore ku dhammaatay 3-0.