Qeexid

"eeg oog3."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga oogid oo kali ah:
  • Dhanka Xuquuqda aadanahana, Ban Ki-Moon wuxuu sheegay inuu aad uga walaacsan yahay waxa uu ugu yeeray dhaqanka dambi-oogid la'aanta dhinacyada ku gabood fala xuquuqda aadanaha.
  • Waalidiintu waxay u baahan yihiin waqti ay isla qaataan si ay ugu raaxaystaan isla joogidooda ayna wada qaataan xarakaadyo iyo waqti dad waaweyn.