Qeexid

"Ballan, arrin iwm fulin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga oofi oo kali ah:
  • Sharcigani wuxuu saameyn doonaa cid kasta oo dalkan Mareykanka joogta oo la rabo in dalka laga dhoofiyo oo loo dhoofiyo dalkii ay ku dhasheen xitaa haddii aynan dawladi ka jirin dalkooda.
  • Dhiblaawe, oo wax kuu baratay Midowgii Soofiyeeti, ahna 60-jir, ayaa iyadoo aan kaalmo sidaas u weyn dibadda ka heleyn caawisa dad aad u fara badan oo kumannaan gaaraya.