Qeexid

"Saableyda dadka labadeeda dhinac midkood."

Qeexid Xigta

Xanuun daran oo saableyda ku dhaca.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga oof oo kali ah:
  • Dayax Gacmeedkii ugu horeeyay waxaa diray Midowgii Soofiyet 1957, kaasoo lagu magacaabi jiray Sputnik 1, kadib neh waxaa ku xigay mareykanka, waa kuwa kaliya oo soo taabta bisha.
  • Talaabadani uu qaaday maamulka islaamiga magaalada Kismaayo ayaa noqoneeysa tii 2-aad ee uu qaado waxana todobaakii tagay horaantiisii uu maamulka mamnuucay dhoofinta Biraha duuga ah.