Qeexid
ld geedqaad1
ld geedqaad1
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: ld geedqaad2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: ld geedqaadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Ku q.: cid nabarro si degdeg ah oo aan kala go' lahayn ugu dhufasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Tuug aan weynayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Raad baarid, raadraacid.
Qeexid Xigta: Qof sixirid si uu meesha uu ku nool yahay uga cararo. ld raadgan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-dyo/-ddo, m.dh) D. ah: libaax ama waraabe halis ah oo hilibka dadka ku nool.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: E. ah: xumaan la falay eeddeeda qaadid.
Qeexid Xigta: ld eedqaadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Marka ilmuhu caloosha galaan iyo marka ay dhashaan muddada u dhexey-sa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wax la raadinayo oo raadkooda la dabaggalo.
Qeexid Xigta: Sixir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dhir la gooyey oo xero iwm lagu sameeyo.
Qeexid Xigta: Geed qodax leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Geed la gooyey xero ka samayn.
Qeexid Xigta: Xero, guri iwm afka ka daboolid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Geeda ka jaridda meel beer ah wax kale laga dhigayo.
Qeexid Xigta: G. ah: beer hal mar la geedqaaday.
Qeexid Kale: ld geedqaadid. ld oodqaad1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -aaday, -aatay
Qeexid: Geed ka jarid (dhul). ld oodqaad2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Mugga ay wax leeyihiin.
Qeexid Xigta: Awoodda qaadis ee wax leeyihiin.
Qeexid Kale: ld jaad1(1). Laamo yaryar oo u xirxiran majimo iyo marduufyo laga soo guro geedo meelo kala duwan ka baxa la cuno inta ay jilcanyihiin oo lagu marqaamo. 4. ld qaadid: magacyada lammaanan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -ootay, -oodatay
Qeexid: Xero iwm ood ku wareegsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: (f.g) Wax meel yiil meel kale geyn.
Qeexid Xigta: (f.g) Wax gudo leh in ku filan ku shubid.
Qeexid Kale: (f.g) Wax meel yiil kor u hinjin. 4. (f.g) Ciil, ceeb iwm meel kala tegid. 5. (f.g) Hanti dhicid. 6. (f.g) Nafley cudur ku dhicid. 7. (f.g) Hees ku luuqayn. 8. Yibir cid habaarid. 9. (f.g) Hadal, arrin iwm carrab ku dhufasho. 10. (f.g) Jaad cunid. 11. (f.mg) Roob feerid. 12. Dabool ka q., dub ka q.: wax daahsoonaa sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]