Qeexid
Hilib yaryar oo shiilan oo keyd gala; muqmad.
Hilib yaryar oo shiilan oo keyd gala; muqmad.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Qeexid: (-cay, -cday; -kici) Hilib muqmad ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Hilib oodkac ka dhigasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -cnaa, -cnayd
Qeexid: Wax oodkac laga dhigay ahaansho (hilib).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg oodkacan. ld oodkacnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg oodkaco.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (c.af) Cod dheer oo ku dul dhaca hal shaqal oo ka mid ah ereyga; codkacu rugo kala duwan ayuu ereyada uga dhacaa, taasna waxay keentaa in lagu kala saaro ereyo micnahooda, siiba kuwa qoraalkoodu isku midka yahay, sida “inan” (oo wiil ah) iyo “inan” (oo gabar ah).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh ld oodkacnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Geed la gooyey xero ka samayn.
Qeexid Xigta: Xero, guri iwm afka ka daboolid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhir la gooyey oo xero iwm lagu sameeyo.
Qeexid Xigta: Geed qodax leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg oodkac2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -ootay, -oodatay
Qeexid: Xero iwm ood ku wareegsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qof ka dhashay qolo xoog iyo tiro badan.
Qeexid Xigta: Bawdka beerta.
Qeexid Kale: Meel dhir badan leh oo mariddeedu dhibtahay. 4. ld oodmid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg ood2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Xero iwm ood saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: Xero wax la ooday ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof aan waxba la dhacsiin karin ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax xirmay noqosho (albaab, xero iwm).
Qeexid Xigta: Arrin, hadal iwm wax naan meel haysan noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Ciyaarta shaxda oo aan meel laga soo galo lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]