Qeexid

Xanuun saableyda qabta oo ka dhasha jug, dabayl xoog leh ama muruqo go'.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ooddin oo kali ah:
  • Ragga gooddinaya ma waxay yihiin kuwo aan horay muruqyadooda usoo isticmaalin oo qalle ku jiro baa?
  • Ragga gooddinaya ma waxay yihiin kuwo aan horay muruqyadooda usoo isticmaalin oo qalle ku jiro baa?