Qeexid

"Qof ka dhashay qolo xoog iyo tiro badan."

Qeexid Kale

Meel dhir badan leh oo mariddeedu dhibtahay. 4. ld oodmid.

Qeexid Xigta

Bawdka beerta.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga oodan oo kali ah:
  • Sheegtadase الخبرية (كم) waxay sheegtaa waxa badan sida: Meeqa waano ayaa ku soodhaaftey oodan kuwaano qaadan!
  • Dadka doodan qaba waxa ay tusaale ahaan u soo qaataan sida Soomalida marba u degaan wadamo kala duwan, sidaa daraaded waxa ay yiraahdaan arintaan dib u noqoshada ma aha arin cusub.