Qeexid

"Dhir la gooyey oo xero iwm lagu sameeyo."

Qeexid Xigta

Geed qodax leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ood oo kali ah:
  • Aweys iyo Madaxda dalkaas ay iskula garteen in la bilaabo kulamo qarsoodi ah oo la isugu keenayo Madaxweyne Sh.
  • Saddexda Xisbi Qaran waxa ay ku boorrinayaan kooxaha Soomaaliya in ay ka heshiiyaan arrimahooda siyaasadeed, iyagoo ka tanaasulaya danahooda gaarka ah, una danaynaya bulshadooda, nabadgelyana ku soo dabbaalaya dalkooda.