Qeexid

"oo xi. 1. (nax.) Xiriiriye loo adeegsado in laysku xiro labo weer tabineed oo abyoon. Tus. “Cali waa nin wanaagsan oo deeqsi ah”, “Cali oo Xamar joogay ayaan la kulmay, adoo harsan waayay ma laguu soo harsaday?” 2. (nax.) Xiriiriye isku xira laba fal oo isku mar la qabtay."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga oo oo kali ah:
  • Baabuurkaan ay saarnaayeen dadka shilkaan wax ku noqday oo nuuciisu ayaa waxa uu ka mid ahaa gaadiidka qaada dadka iyo xoolaha.
  • Waxaaba yaab leh in uu ka badbaaday boholaha tirada badan ee ka dhex qodan siyaasadda Soomaaliya oo mar kasta ah mid cirka ku sharreeran.