Qeexid

"(-dyo, m.dh) Shanqar weyn oo kolkay daruuraha biyaha leh isku dhacaan ka yeerta; gugac. ld unkod."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga onkod oo kali ah:
  • Bal waakaase haba bislaado, iyaga oo dabkii iska kulaalaya ayna dhacayso bahal dhaxan ah oo aynaan iyada oo kale aragi, ayuu roob lama filaan ahi dushooda ka onkoday.
  • Waxa fagaarayaasha ka hadlay wasiiro qaarkood ku tiraabaaya caadifad qabiil, sida Oday Buuni oo ku onkoday caadifad qabiil isagoo weliba la yaaban ragga leh waar sharciga doorashada aynu ilaalino, oo qodobka xadaynta ee ku salaysan 1960 aynu dhowrno.