Qeexid

"ld ol'olee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ololee oo kali ah:
  • Shiikh Cusmaan Isaaq oo ka tirsan golaha naafada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay hayadaha Samafalka Qeybaha kala duwan ee bulshada in ay kaalmo bini'aadanimo u fidiyaan maadama xiligani xaaladooda nololeed ay tahay mid liidata.
  • Dhaqdhaqaaqa iyo hawl-maalmeedka nololeed ee dadka iyo aaladaha sanaaciga ah ee ay u samaysteen fududaynta nolosha ayaa iyana sababtay in uu degaanka dhulka ee ay ku nool nahay uu soo galo shucaaca noociisa halista ah ee loo yaqaan Radioactive.