Qeexid

"ld ol'ole."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga olole oo kali ah:
  • Hafiye markii horeba wuxuu ka yaabbanaa waxa dadku ku raaceen, hadda laakiin waxa u muuqatay in ay adag tahay in mar dambe uu reerka olole dagaal geliyo.
  • Degaanka Iyo Shirka Johannesburg Fikirkii ay dadyowga adduunku ku xallinayeen mushkiladaha nolosha iyo horumarinta qaab-nololeedkooda ayaa sababay in la sameeyo qalab iyo gaadiid leh noocyo kala duwan.