Qeexid

"eeg ololee. ld ol'olayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ololayn oo kali ah:
  • Dhinaca kale, xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda ayaa iyana la sheegay in ay hunguraynayaan jagadaas, una ololaynayaan sidii ay ugu soo bixi lahaayeen.
  • Wargeysyada madaxa bannaan oo aad loo akhristo ayaa d moodaa inay lumiyeen in badan oo ka mid ah akhristayaashooda intii doorashada loo ololaynayey iyo kaddibba.