Qeexid

"Holac."

Qeexid Xigta

Cida geela marka uu oomman yahay ama ubadkiisa waayo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga olol oo kali ah:
  • Xasan in ay si deg deg ah u soo farageliyaan xiisadaha ka taagan magaalada Muqdisho isagoo wax lala yaabo ku tilmaamay qaabka ay u dhaqmayaan ururadaasi oo sheegta in ay u ololeeyaan xaquuqda aadahaha.
  • Tan iyo markii loo dhaqaaqay ololaha doorashooyinkaasi iyo kaddibba maxaa ku dhacay maamulka Boorama?