Qeexid
Hees iwm cod macaan oo dheer ku qaadid.
[-keeyay, -keysay]
f.mg2Hees iwm cod macaan oo dheer ku qaadid.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg olkee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Luuq macaan oo heesaha iwm lagu qaado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld ol'olee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]