Qeexid

"Sanad qorraxeedka bishiisa tobnaad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga oktoobar oo kali ah:
  • Abwaan Maxamed Xaashi wuxuu ku bilaabay qoraallo miisaanka maansada ah oo taxane ah Xiddigtii Oktoobar bishii Janaweri ee sanadkii 1976.
  • Qoraaladii aan Xiddigta Oktoobar ku soo daabacay 1978 waxaan ka soo qaadan jiray buugaa “Miisaanka Maansada Soomaaliyeed”.