Qeexid

"Curiye kiimikaad oo neef ah, midab dhadhan iyo urna lahayn oo ku jira hawada iyo biyaha muhimna u ah noolaha."

Qeexid Xigta

Curiyeyaasha biyuhu ka samaysmaan mid ka mid ah. ld ogsijiin, oksijiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ogsajiin oo kali ah:
  • Raadhiyaamta saafiga ah waxay leedahay midab cad, laakiin waxay inta badan la falgalshaa Ogsajiin taas oo u yeesha midab madoow ah.
  • Qaab-dhismeedka dhirta Keymahan oo ah geed caleen balaadhan ayaa waxay suurtogelisay in 28% Ogsajiinta hawadu ka timaado keymaha Rainforest.