Qeexid
Wax, wax oggolaaday noqosho.
[-laaday, -laatay]
f.mg3Wax, wax oggolaaday noqosho.
Fal / verb
f.g4
Labdhedig: -laa, -layd
Qeexid: Wax aan wax diiddanayn ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax, wax kale ka hela ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: O. ah: cid aan wax diiddanayn.
Qeexid Xigta: Neef irmaan oo ubad waliba nuugo; hebed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld oggolaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Cid wax ku qancin.
Qeexid Xigta: Nafley in ay wax oggolaato ku khasbid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh eeg oggolow. ld oggolaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg oggolaysii.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -gaaday, -gaatay
Qeexid: Cid, wax ka warhaysa noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]