Qeexid

Cid wax ku qancin.

Qeexid Xigta

Nafley in ay wax oggolaato ku khasbid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga oggolaysii oo kali ah:
  • J: Annaga waxa noo qorshaysan in aannu hadal wax ku qabano iyo talo oo ninkii khaldanba la soo qabto, loo samro oo la dhiraandhiriyo, lana oggolaysiiyo garta, annagu taas ayaannu ku shaqaynayaynaa, wixii aan taa ahaynba wax xun ayey keenayaan.