Qeexid

"Cid xog u sheegid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ogeysii oo kali ah:
  • Aadan Madoobe ayaa sheegay in markii uu arkay halka uu marayo khilaafka u dhexeeya mudanayaasha baarlamaanka uu go'aan ku gaaray inuu xilka iska casilo uuna ogeysiiyay Madaxweyne Sh.
  • Waxaaan dhamaan akhristayasha qaaliga ah ee soo booqda warsidaha Garowe Online ogeysiineynaa in aan Bog cusub u furney doorashayinka Puntland la filayo in ay ka dhacaan 2009.