Qeexid

"Qof arrin gaar ah aad u yaqaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ogeys oo kali ah:
  • Ra'isal Wasare Geedi ayaa safar ugu maqan magaalada Addis Ababa halkaas oo looga yeeray kadib markii uu sii xogeystey khilaafka dowlada dhexdeeda ah.
  • Dagalada Muqdisho oo xogeystey Inta la ogyahay labo qof ayaa ku dhimatey lix kalena waa ku dhaawacmeen dagaal magaalada Muqdisho ka soo cusboonaadey.