Qeexid

"ld ogaan (1). Garasho wax loo leeyahay; arrintaas ogaal baan u falay."

Qeexid Kale

Xog'ogaal: oogaanta wax guntooda la ogyahay.

Qeexid Xigta

Xog wax laga hayo.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Ogaalkay nabadgelyo ayaa halkaa ka jirtay”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ogaal oo kali ah:
  • Inkasta oo warar faahfaahsan laga bixin ujeedada dhabta ah ee socdaalka weftigaa, haddana warar xog-ogaal ah oo la xidhiidha socdaalka wasiirada ayaa tibaaxay inay wasiiradu iskaga lug dareen sarkaalka ILO.
  • Dhinaca ganacsatada-na, ilo xog-ogaal ah ayaa sheegay in ganacsade Indho-deero iyo Maamulka dekedda Berbera, ay isku maandhaafeen koox Shaqaale cusub ah oo dekedda laga meeleeyey, dekedduna khidmad u saartay maraakiibta.