Qeexid

"Nin da' weyn; duq; waayeel."

Qeexid Xigta

Nin waxgarad ah ama xil qaadi kara, mas'uul; xilkas.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga oday oo kali ah:
  • Markii Rasuulka (scw) uu geeriyooday, wuxuu Cabdiraxmaan Binu Cawf u istaagay u-adeegidda hooyooyinka mu’miniinta, waa xaasaskii Rasuulka (scw)’e.
  • Odayo dhaqameed, aqoonyahanno, wadaaddo, fannaaniin, abwaanno, siyaasiyiin, warfidiyeen iyo dhammaan xoogagga bulshada ayaa isu yimid.