Qeexid
Dheef tayo leh oo laga helo cuntada qaarkeed. ld nuxur.
Dheef tayo leh oo laga helo cuntada qaarkeed. ld nuxur.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: (-ryo, m.dh) (taar.) Qaybta asalka u ah iyo tilmaamaha gaarka ah ee lagu yaqaan shay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Waxtar gaar ah oo cunnada qaarkeed laga helo; dheef; uraad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xilli roobku da'o.
Qeexid Xigta: Daaq waxtar leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Kaaha ka baxa walax iftiimaysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Walax iftiinta kaah bixin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Hadal qarsoodi ah oo laba qof iyo wax ka badani hoos ugu sheekeystaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld nuxuus1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]