Qeexid

ld nuuxsasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nuuxsi oo kali ah:
  • Heeryada ku saarnayd sida aad u qabatintay iyo nuux nuuxsi la'aantaada waxaan moodi jiray inaad doqon tahay.
  • Haddaba nuux nuuxsiga ra'sawasaaraha Males Zenawi sidii uu wax uga qaban lahaa dhibaatoyinka ka taagan gobalka soomaalida ayaan cadayn in uu awrkiisa uu ku kicisanayo iyo in kale, balse taariikhda ayaa markhaati ka noqon doonta taas.