Qeexid

"ld nuuxsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nuuxsad oo kali ah:
  • Siciid Maxamed Faarax oo dadka kula dardaarmay in ay ka faa’iideystaan wakhtiga kuna nuuxnuuxsaday qiimaha uu wakhtigu ku leeyahay Diinta Islaamka.
  • Waa tan arrinta sababaysaa in lagu nuux-nuuxsado oo la tilmaamo in Hadraawi uu ku guulaystey hanashada in uu is waafajiyo hab dhaqankiisa qofnimo iyo ereygiisa hal-abuurnimo.